MM Somali TV
MM Somali TV
  • 21 896
  • 121 773 332

Відео

Wararka dunida ugu waa weyn || Hoodo Maxamed
Переглядів 1,2 тис.2 години тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
'' Xisbiga nagu soo xiga waxaan kaga badin doona 100kun oo Cod "Gudoomiye Samaale
Переглядів 6004 години тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
Wefti ka tirsan Xisbiga WADDANI oo lagu soo dhaweeyay Degmada Allaybaday
Переглядів 1,2 тис.4 години тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
Burco Maxay ku weyday Dawladnimada Somaliland ? Aqoonyahan Axmed Khaliif
Переглядів 7504 години тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
Su'aalihii ay xildhibaanadu Waydiiyeen Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland.
Переглядів 1,1 тис.5 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
''Dilla Waa Kulmiye kulmiyana Waa Dilla '' Murashax madaxwayne kuxigeen Wasiir Saajin
Переглядів 3655 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
"Reer Boorama xaganba looga talinayaa meel kale looga talin maayo" Wasiir Maxamed Kaahin.
Переглядів 2,3 тис.7 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
Hogaanka Xisbiga kulmiye oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay degmooyinka Dilla iyo Boorama
Переглядів 8 тис.7 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
"Waa markii koowaad ee aynu ka fikirno nidaamkan Hawlgabka&Xaqsiinta" Gudoomiyaha shaqaalaha Dawlada
Переглядів 5158 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
"Portugal iyo France awood ahan isma dhaamaan" Khaalid Indho
Переглядів 2938 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Gudoomiyaha shaqaalaha Dawlada oo Su'aalo adag is dhaafsadey .
Переглядів 4,1 тис.9 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
"Naguma Filna in arrintii aanu kasoo hadalnay si fudud la iskaga yidhaahdo waa been"W\\ Cali Mareexan
Переглядів 24 тис.9 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
“Madaxda dhaqanku 5 sanno oo kaliya ayay ictiraafka ku keeni lahaayeen haddii...”Sul C/raxman Good
Переглядів 5 тис.11 годин тому
Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV 252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meel...
“Sheekh Dirir Aabihii mar buu ahaa muftiga umadda" Sh Cabdirasaaq Rakuub
Переглядів 1,2 тис.13 годин тому
“Sheekh Dirir Aabihii mar buu ahaa muftiga umadda" Sh Cabdirasaaq Rakuub
Jaamacadda Frantz Fanon oo soo kordhisay Barnaamijyo ay Bulshada Somaliland baahi wayn u qabeen
Переглядів 67514 годин тому
Jaamacadda Frantz Fanon oo soo kordhisay Barnaamijyo ay Bulshada Somaliland baahi wayn u qabeen
Wararka dunida ugu waa weyn || Cabdijibaar Maxamed
Переглядів 2,8 тис.2 години тому
Wararka dunida ugu waa weyn || Cabdijibaar Maxamed
Xafladda Xidhitaanka Sannad Dugsiyeedka British islamic Academy school
Переглядів 5562 години тому
Xafladda Xidhitaanka Sannad Dugsiyeedka British islamic Academy school
Wax ka Ogoow Sida Macaanku u Burburiyo Xubnaha Muhiimka ah. || Hay'adda SOS Children's Village.
Переглядів 2,7 тис.2 години тому
Wax ka Ogoow Sida Macaanku u Burburiyo Xubnaha Muhiimka ah. || Hay'adda SOS Children's Village.
Magaalada Burco oo Lagu Soo Kordhiyay Xaafad Cusub
Переглядів 9832 години тому
Magaalada Burco oo Lagu Soo Kordhiyay Xaafad Cusub
“Marka hore ba maan imaadeen hadaan isleeyay cadaw ayaa ku xidhaya..” Cismaan Cumar Dool
Переглядів 12 тис.2 години тому
“Marka hore ba maan imaadeen hadaan isleeyay cadaw ayaa ku xidhaya..” Cismaan Cumar Dool
"Shacabka Somaliland iyo Jabuuti waa walaalo, Muuse Biixi waxa ..." Dawladda Jabuuti
Переглядів 15 тис.2 години тому
"Shacabka Somaliland iyo Jabuuti waa walaalo, Muuse Biixi waxa ..." Dawladda Jabuuti
France iyo Portugal ayaa wareegga sideed dhamaadka u bixi kara
Переглядів 7622 години тому
France iyo Portugal ayaa wareegga sideed dhamaadka u bixi kara
Ururka kaah oo soo bandhigay cudud dhalinyaro oo dhismaha ururka qayb ka ah
Переглядів 5552 години тому
Ururka kaah oo soo bandhigay cudud dhalinyaro oo dhismaha ururka qayb ka ah
"Jabuuti Halkgankeedii umaddani qayb ayay ka ahayd"Guddoomiye Maxamuud Xaashi
Переглядів 14 тис.2 години тому

“Waxaanu wareejinay $500’000 oo nalagu xukumay..” Suldaan Cadda gude

''Waxaa soo baxay Khilaaf xoogan iyo Safaaradeeni Jabuuti oo lasoo saarey'' Xildhibaan Cumar
Переглядів 8 тис.2 години тому
''Waxaa soo baxay Khilaaf xoogan iyo Safaaradeeni Jabuuti oo lasoo saarey'' Xildhibaan Cumar
"Waxaanu ka xunahay eedaynta aan salka lahayn ee ka timid Somaliland"Wasiirka Maaliyadda Jabuuti
Переглядів 11 тис.2 години тому
"Waxaanu ka xunahay eedaynta aan salka lahayn ee ka timid Somaliland"Wasiirka Maaliyadda Jabuuti
"Muuse Biixi iyo Teemkiisa waxaynu kaga guulaysanaynaa inaynu Bulshadda Midayno" Muniir Axmed Cigaal
Переглядів 5 тис.2 години тому
"Muuse Biixi iyo Teemkiisa waxaynu kaga guulaysanaynaa inaynu Bulshadda Midayno" Muniir Axmed Cigaal
"Aad baan u naxsanaa markii igu horaysay ee aan ka shaqaynayey " Eng Hibo Haybe.
Переглядів 3,8 тис.2 години тому
"Aad baan u naxsanaa markii igu horaysay ee aan ka shaqaynayey " Eng Hibo Haybe.
Xulka England oo guul cidhiidhi ah ka gaadhay xulka Slovakia.
Переглядів 8012 години тому
Xulka England oo guul cidhiidhi ah ka gaadhay xulka Slovakia.

КОМЕНТАРІ

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 6 хвилин тому

    Yaabnaye idinku mayaabteen

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 12 хвилин тому

    Cali Mareexaan ma ilowday jabuuti 1988 Ay isaaq taageeraysay imika inay Gadabuursi Taageerto maxaa ku jaban midakale ILays Dawaale inuu hadlo maxaadku diiday BUUNI maad iloday.😅😅

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 25 хвилин тому

    Kkkkk Doorkan ku shubashadii hore ma jirto mr samaaloow.. warkaagu waa macaac iyo doqonimo hadad soo baxdaan xisbi ahaan bad badhi sidaan walaahi

  • @hary0102
    @hary0102 37 хвилин тому

    Cali Baxar iyo Xertiisa Not Easy Viva Awdal State ❤👑❤👑❤ Xaafidii yareed Weey fashilantay Xabashi iyo Oromo walaalaysta, Dhulbahante iyo Warsangali hereey u Shubeen, hadana Samaroon iyo Ciise ayaa qulqali raba 🔥🔥🔥

  • @CashaYuusuf-f1f
    @CashaYuusuf-f1f 38 хвилин тому

    Way cadets teen

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 39 хвилин тому

    Meelksta muse qori dablee ayu galiyaaye

  • @suugaan
    @suugaan 39 хвилин тому

    🇩🇯 madaxwaynaha markii hore jeclaa imikana wuu nacay waa inaynu inaguna nacnaa cdaw ku sheegnaa

  • @Maqal-Tv
    @Maqal-Tv 43 хвилини тому

    War doqonyahaw dowlad matihidine reer awdal faraha kalabaxa Muuse juudaan kursiga buu rabaa inuu siijoogo Somaliland wax ladhaho majirto gobolada waqooyi weeye.

  • @RuunRuuxiLajeceley
    @RuunRuuxiLajeceley 45 хвилин тому

    Somaaland uf uf uf

  • @RuunRuuxiLajeceley
    @RuunRuuxiLajeceley 47 хвилин тому

    Nin iyo naag hanka liito hoos Uma dhigi karan......Xamar muuq bilan jah ...🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🩸❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @MustafeIsmacil-fd4kb
    @MustafeIsmacil-fd4kb 49 хвилин тому

    Wuficanyahay lakiin inti xisbiga cadawga gudaha kujira waar heerkad ujoogto adna uhadal dadka dhax ugu hadal wadka baxday xisbigo barlamanba tahaye

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr 51 хвилина тому

    Somalian ale ha xafido

  • @ismaaciilboodhle9041
    @ismaaciilboodhle9041 56 хвилин тому

    BEENAALE

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 56 хвилин тому

    WALEE. WARAF. IYO. SHIMBIRO. WAR. ISUMA. HAYAAN. XAARKA. AYAA. KA. DAADANAYA. SOMALI DIIDKKA

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Годину тому

    Karkaaga ayaad cayartey kartideedayeelo

  • @user-ih3qt8ir5h
    @user-ih3qt8ir5h Годину тому

    Maashaa Allaah

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 Годину тому

    SOMALI IYO AMXARO WA UU DAGAL DJIBOUTI WA SOMALI AMXARADA WA XAQAYNA

  • @elmadadan8771
    @elmadadan8771 Годину тому

    Kkkkkk sayliciyiinta waa lagu ogyahay soo dhawaynta balse waa inoo codka iyo ololaha dorashada kulmie hadu dib loo arko

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 Годину тому

    Antii qaran

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Годину тому

    Reer booromow iskarow gacan ku dhiiglahan amxaarka dhabarka ku sita.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Годину тому

    Wasiir su'aal yar inaga soomaali miyey inaga geydaa inaan dhahno amxaaraa naga kiin xigta? Waa maxay wanaaga aynaan inagu sameyn e aan dadka ka rabnaa 😂muuse iyo kooxdisow miyad na waalaysaan

  • @farxaancumar9052
    @farxaancumar9052 Годину тому

    Waa maxay baryadu calow, iyaga inaga liita jabutiyanku, xuduuda kusii daaya kuwaynu ka horjoogno eed garanyso!

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 Годину тому

    Waar meesha kala taga siyaasad xumada hadan sidan ayaan wax ka badalin tii laascaanood baa laga bilaabayaa ...............

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 Годину тому

    Jabuuti Waynu iska celinaynaa

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Годину тому

    Doqon samaroon iyo ciise dhulkooda iyagaaleh Habar Awaleey dulkiino haydiqaado qabiil qabiil umadaladaynkaro

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Годину тому

    Tolow wariyaheena warka Kuma cadayn karaan oo ilayn waa run oo waanagan anaguba arkayna inay soo dhaweyeen ninkii isu sheegayay madax waynaha awdal stayt masheegi jartaan miyaa intaad leedihiin jabuti Aya jawaabtay iyo somalilan ayaa jawaabtay waad dawateen xataa cadaymaha masoo galinkartaan janankiina miyaa wax somaliland kadhaca waad lasoo yaacdan igoo macalaa cadaymo wata idinkuna idinkoo arkaaya inay soo dhaweeyeen ayaad wax kale kumeeeaysanaysaan

  • @ismailhassan4397
    @ismailhassan4397 2 години тому

    33 sano ciidan Ethiopia ah Somaliland masoo gelin!!! Well oo maxag ka soo doonayaan waa gobol yar oo ay maamulaane. Jigjiga iyo Hargaysa iyo Gorowe waa isugu mid .Duufow oo Dufkubax .

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 2 години тому

    Halkee ayey kuu yaalaan 100kun ee cod Ma cid mnta wax kuu sheeganysa ayaad hysataana neefaw😂😂😂 Riyadiii cali duul duul oo sawir ah😂😂😂😂

  • @fotballontop
    @fotballontop 2 години тому

    Maashaa Allah Hoodo qurux alla ha ku xafido.

  • @Badahda
    @Badahda 2 години тому

    Adeeer jabuuti waa qaran ma qabiil badda iibinay ayaaa moodaysaaaa

  • @Badahda
    @Badahda 2 години тому

    Kani taagda daran jabuuti ma khaatumo ayuu moodayaaa. Inkastoo khaatumo laftoodu eryadeen.

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 2 години тому

    Maah maahdaasi waa hanjabaad

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 години тому

    Dadka heegada ee comment ku rafanaya wxn leyehey doorasho wa khasab arinkasna beesha Hj hadan nahey anaka masuliydeda qaadney anakana commission kii ah ee muse wxba kama badali karo doorashada November 13

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 2 години тому

    Niyaw qofkani wuu maydh may iminka markaa cid iminka wax badan sii dhegeysataaba ma jirtee waxba yenaan wakhti iskagaga lumin

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 2 години тому

    Idinkaoumba isasoo dawaayay waa cidla garounkou sorry guys

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 години тому

    Mashallah hodo waji qurxoon iyo cod qurxoon Allah haku xafido walashay

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 2 години тому

    100 kun ee cod yaa kuu waxyooday jano ka bood

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb 2 години тому

    Awdal way dhaqaaqday

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 2 години тому

    Waxaas waa laysku fahmay hore nolooso beer jilicsadey wax badan waan tudhnay ee caloosha adkeusta😂😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 години тому

    Puntland kufsi land haka yaabin waxaad 8 sano iga wayday inaad ethiopia u soo dhex marto

  • @demhaoj7092
    @demhaoj7092 2 години тому

    Raku isku ma jiro Aqoont wa la is dhafiyay Geesi si wangsan uu Hadliy wa ninkan dadka somali da mal walba Ay joogan wa walaalo

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 години тому

    Somalia maxaad soo saxeexday in hablaha intay hurdaan la kufsado

  • @abdisalaanabdiqadirsh3077
    @abdisalaanabdiqadirsh3077 2 години тому

    Dad aqligaab ah ayaa odhanaya jabuti waa walaalayadayo lakiin qofkasta oo aqli fog ligh uu garanaya waxay tahay waa cadaw cad oo ku ogalayn lakiin waxa nasiib daro ah nin ka madaxda ha ee og ee hadana dhuuni raaca ah

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 години тому

    Tiktokar yoo'yootan u daa waana ayaan darooyinka ina haysta, Ninka shan sano Camuud ama Sheekh lagu soo iclaajiyo. Wuxuu isku haystaa nin cilmi leh oo balaayo ka dhacdey , Cilmigu akhlaaq buu leeyahay oo u astaan ah. Mahadsanid mudane madaxweyne in aad xafiis walba ehelkisii masuul uga dhigtey.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 години тому

    Afar midh oo lacago loo qaaybiye ayaa la isku sawire. Allow Cirro Madaxweeyne Hai noo ga dhigin. Down WADANI.

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 2 години тому

    Mnsh allah hmbalyo mine wasiir ❤❤❤❤❤❤guulsomaliland

  • @AbdikadirOmer
    @AbdikadirOmer 2 години тому

    Maasha Allah Kulmiye waa awdal , Awdalna Kulmiye ❤❤❤❤